(Sawirro) Madaxweyne Buhari oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjiraha Somalia

Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalkaasi Danjire Jamaal Maxamed Barrow. Munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada dalka Nigeria ayaa waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Safiirka dowladda Soomaaliya u magacowday dalka Nigeria Danjire Jamaal Maxamed Barrow, ayada oo … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Buhari oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjiraha Somalia